State Profile | System of Government | Ministries | Map of Puntland    


              
Front page
News
Events
Publications
Photo Gallery
International Affairs
Links
Feedback
 
EVENTS
MOWDAFA, Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Horrumarinta Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska Dawlada Puntland,

Saturday, 03-07-2010


>>Read


Xuska 1-Luuliyo sanadka 2010, oo Laga xusay dhamaan Gobolada Dawlada Puntland

Thursday, 01-07-2010
1-da luuliyo waa maalin si gaar ah ugu wayn umada Somaaliyeed Meel walba oo ay joogaan waxaana malintaas Dabaal dagyo kala duwan lagu qabtaa Guud ahaan Dalka Somalia & iyo Dibadiisaba, Calansaarkii 6-dii habeenimo 1-da luuliyo 1960 mid la mid ah Waxaa laga sameeyay Magaalada,Garowe,Galkacyo Bosaaso iyo dhaam gobolada Puntland, Hadaba xafladii balarayd ee habeenkii ka dhacaday Xarunta Madaxtooyda dawlada puntland, yaa sida tan u dhacday, waxaa ka dhacay habeenkaan calansaarkii 1-dii luuliyo waxaana munaasabada goob joog ahaa Madaxweynaha Dawlada Puntland (Mudane C/rixmaan Maxamed Maxamuud) iyo masuuliyiinta Dawlada Qaybaheda Kala duwan, haween waynaha ku nool caasumada dawlada puntland oo ay hor kacasyo wasiirka wasaaradda haweenka puntland Marwo Caasha Gelle Diriye,

>>Read


(MOWDAFA) ,Sawirada Maalinta Caruurta Africa oo laga xusay dhamaan Gobolada Puntland, iyo Xarunta wayn ee wasaaradda horrumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska,

Thursday, 24-06-2010


>>Read


Warbixintii ku Sabsan Degmada Burtinle

Thursday, 27-05-2010
Bishaan markii ay ahayd 27,may ayaan waxaan safar kormeer ah ku tagnay degemada burtinle dadkii halkaas tagay waxaa ka mid ahaa Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda,Saynab Ugaas Yaasirn, C/risaaq Xasan Xisaabiyaha joint program, Ayaan Nuur Axmed Madaxa qaybta war baahinta wasaradda, haweenka waxaan haweenkii magaladaas kula shirnay hoolka Nasteex, INGO,s haweenkaas oo markiiba nooga waramay xalada guud ee haweenka burtinle warbixintaas waxay ku sabsanayd wacyi galin guud hase yeeshee markii danbe waxaan hoos ugu daadagnay xalada dhabta ah ee loo bahan yahay Dhismaha Golaha Deegaanka degmada burtinle, warbixintii guud waxa ka soo if baxay Haweenkii Halkaas fadhiyeeey,

>>Read


Shir Muhiim ah oo ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda horrumarinta haweenka Iyo arrimaha qoyska mowdafa,

Wednesday, 02-06-2010
Kulan looga wada hadlayey doorashada Golaha Deegaanka caasumada garoowe oo ka dhacay manta hoolka shirarka ee wasaaradda horrumarinta hawenka iyo arrimaha qoyska taariikhduna tahay 25.05.2010 . shirkaan oo ay ka soo qayb galeen aqoon yahano gabdha ah oo kuraas ka filaysa Golaha Deegaanka ayaan haatan si dhab ah loo cadayn cida ay dooran doonaan ama iska soo saari doonaan si ay uga qayb gasho konsolka madaama aan gabdhahaan oo dhan helayn kursi, Furitankii Ayadaha qur,aanka kadib, waxaa shirka furay wasiir ku xigeenka wasaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska, Marwo Saynab Ugaas Yasiin, oo halkaas hadalo koban ka soo jeedisay kana hadashay muhiimada halkaan la iskugu yimiid,

>>Read


Shir Muhiim ah oo ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda horrumarinta haweenka Iyo arrimaha qoyska mowdafa,

Monday, 31-05-2010
Kulan looga wada hadlayey doorashada Golaha Deegaanka caasumada garoowe oo ka dhacay manta hoolka shirarka ee wasaaradda horrumarinta hawenka iyo arrimaha qoyska taariikhduna tahay 25.05.2010 . shirkaan oo ay ka soo qayb galeen aqoon yahano gabdha ah oo kuraas ka filaysa Golaha Deegaanka ayaan haatan si dhab ah loo cadayn cida ay dooran doonaan ama iska soo saari doonaan si ay uga qayb gasho konsolka madaama aan gabdhahaan oo dhan helayn kursi,

>>Read


Wafti ka socda dawalada Punt land oo u anba baxay dalka ugaandha,

Sunday, 30-05-2010
Iyadoo ay saaka hiirtii waaberi magaalada gaalkacyo ay ka duuleen wafdi kasocoda dawlada Puntland oo ay kamid yihiin Wasiiro,wasiiro xigeeno,Agaasimeyaal guud & gudoomiyeyaasha degmooyinka ee dawlada Puntland ayaa waxaa wafdigaas kamid ahaa Wasiirka Wasaaradda Horrumarinta Haweenka Iyo Arrimaha Qoyska Puntland Marwo Caasha Gelle Diriye, duqa magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xassan

>>Read


Kormeer Hawleed. 16 May Sanadka 2010

Sunday, 16-05-2010
Wafti ka socda wasaaradda horrumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska oo kormeer hawleed ugu baxay dhamaan gobolada punt land waftigaan oo iskugu jira masuuliyiin kala duwan ayaa kala ahaa sida tan Maxamuud Cali Nuur Cali cilmi maxamed Samsam Maxamuud Samriye Xalimo cali warsame Safiyo Farxan maxamed nuur Raage ali cigaal

>>Read


Waaxda caruurta iyo gabdhaha waxaa bishan u qabsoomay

Saturday, 08-05-2010
Waxqabadka bishaan ugu waweeyn waaxda horrumarinta gabdhaha iyo caruurta ee wasaaradda horrumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland, Waxay ka qayb qaadatay 8 maarso taasoo waaxdu ay qayb qaadatay gaar ahaan midi ka dhacday gobolka bari iyadoo xafladaasi u dhacday si habsami leh Waxaa sidoo kale waaxdu qabatay bisha maarso iney waaxdu ka qayb qaadatay siminaar ka dhacay magaalada Nayrobi siminaarkaas oo ku saabsanaa sidii looga hortigaa lahaa dadka laga dhiig miirto ku waas oo ah kuwa soo barakacay iyo kuwa degaanka ahba Hadaba siminaarkaas wuxuu ahaa mid ku dhamaaday si guul ah Sidoo kale waxaa waaxdu la kulantay xaafadaha ku kala yaala magaalada garoowe iyadoo taba bar ku siisey bugii ay wasiirku qortay kaasoo ahaa HOGAAMINTA FIICAN si ay xaafaduhu noola qay sadaan macluumaadka wanaagsan eek u jira buugan waxaana siinay ilaa 212 qofood

>>Read


Warbixin Guud ee Wasaaradda Horumarinta Haweenka Iyo Qoyska oo Ku aadanayd Soo Dhawaynta Wasiirkuxigeenka Cusub Oo loo Soo Magacaabay Wasaaradda

Sunday, 14-03-2010
Mudane madaxwayne Iyo Mudanayaal Salaanta Islaamka Kadib munaasibadan Maanta waxaan ku soo dhawaynaynaa wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda loo soo magacaabay Marwo saynab Ugaas Yaasiin,waxaan jeclayn in wasiirku xigeenkayagii hore Marwo Haliimo Mahamud Mahamed ay maanta joogto oo aan iyana sagootino. Hase yeeshee maadaama wasiir kuxigeenka cusubi soo shaqo galayso waxaanu rabnaa in aan warbixin kooban ka siino wasaaradda iyo qaybaheedu sida ay u wada shaqeeyaan inta ay xilwareejin rasmi ah ugu samaynayso wasiirkuxigeenkii hore oo hadda fasax dibadda ugu maqnayd. Mudane Madaxwayne,wasaaraddan intii ay dhisnayd waxaa soo maray afar wasiir ku xigeen oo Ugaasadu u dambayso,waxaa hadda goobta fadhiya mid ka mid ah wasiirku xigeenadii wasaaradda soo marey (Cali Ciise Suggulle),waxaana uu wali ka mid yahay saxiibadda rasmiga ah oo wasaaradda. Waxaan maanta kaaga mahadcelinaynaa in aad noo soo magacawday Ugaasad maadaama haweenku aanay isim lahayn,waxaana rajeynaynaa in ay noo noqoto ismka rasmiga ah ee haweenka Punt land illahay idanki soo dhawow baana leenahay Ugaasadda. Si wasiir ku xigeenadu ay shaqada sahal ula qabsato,maadaama ay awalba ehel dhaw u ahayd haweenka xog badanina aanay ka qarsoonayn waxaan hortiina rabaa in aan ku siiyo faahfaahin kooban,kadibna shirarka gaar gaarka ah ee ay la yeelato hawlwadeenada ayaa sii kabi doona. Wasaaradda 2005tii baa la udub dhigay maantana waxaa ay ka shaqaysaa todobada gobol ee Puntland,waxaa ay leedahay Lix waaxood oo waawayn iyo qaybo hoos yimaada (eeg chartiga qaabdhismeedku ku yaal)oo dhamaantood qabta hawlo kala duwan oo iskuwada xiran isna kaba . Waaxaha iyo shaqaalaha wasaaradda iyo Mutadawiciintuba waxay leeyihiin shaqo qeexid u gaar ah Gobol iyo Xarun dhexeba ,waxaa ku qeexan qof walba

>>Read




Pages
1 2 3 4 5
NEXT>>
About the Minister
 
 
© 2007 Ministry of Women Development and Family Affairs                                              
                     Tel: + 252 5 844409 or + 2525 441072 Fax: 252 5 434501 | mowdafa@puntlandgov.net